Caafimaadka iyo Sayniska4 years ago
Sidee loo xakamayn karaa fayruska dengue?
Cudurkaan ayaa ah cudur loo dhinta sida warbaahinta caalamka iyo Hay'ada Caafimaad Adduunka ay sheegayaan. Halkaan waxaan kusoo gudbinaynaa tallooyin aan ugu talagalnay bulshada.