Arrimaha Bulshada iyo Qoyska7 years ago
8 Qodob oo Fure u ah Kalsooni Darada
Kalsoonidaradu waxay dhaawacdaa aragtidaada, aqoontaada iyo meheraddaada nolosha. Waxay saameyn ba’an ku reebtaa xidhiidhkaga bulsho. U istaag Naftaadda Haddii dareenkaaga kalsooninimo hooseeyo ma ahan mid aad...