Diblomaasiyadda2 weeks ago
Eriteriya, Soomaaliya, Suudaan iyo Masar oo wadahadallo yeelan doona iyadoo xiisadda Itoobiya ay sii xoogaysanayso
Shir-madaxeedka ay magaalada New Alamein ee waqooyiga Masar ku yeelanayaan hoggaamiyeyaasha Masar, Ereteriya, Soomaaliya iyo Suudaan wuxuu xambaarsan yahay macne siyaasadeed, amni iyo diblomaasiyadeed oo ka...