Arrimaha Amniga2 months ago
Somaliland oo booqashada RW Xamse ee Laascaanood ku tilmaamtay khatar kusoo wajahan deegaannada Somaliland
“Booqashadani kama qeyb qaadaneyso nabadda iyo dib u heshiisiinta balse waxay halis ku tahay amniga iyo xasilloonida gobolka.” - ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.