Arrimaha Amniga1 month ago
Somaliland oo sheegtay in dedaallada aqoonsi raadintu ay usoo jiideen cadow badan
"Markasta oo dedaalladeennu laba jibbaarmaan, waxa badanaya dibindaabyada la innala damacsanyahay, waxa shacabka laga rabaa feejignaan" - ayuu yiri Barkhad Jaamac Batuun.