Sirdoonka & Militariga2 years ago
Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabtay askar uu Mareykanku tababaray oo looga shakiyay inay xadeen raashin
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baarayaan xatooyo lagu eedeeyay cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka, kuwaas oo la dagaalama kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.