Sirdoonka & Militariga8 months ago
Soomaaliya iyo Turkiga oo guryo u dhisay dadka ka barakacay dagaalkii Sabiib iyo Caanoole
Turkiga ayaa hore u dhisay Buundadii la isu mari jiray Sabiib iyo Caanoole waxaa sarre loo qaaday ammaanka iyo muhiimada ay leedahay deegaankaasi.