Diblomaasiyadda3 months ago
Soomaaliya oo codkeeda ku tartamaya dowladaha u sharraxan xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Michelle oo laba jeer soo qabatay xilka Madaxweynaha dalka Chile ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ka codsatay inuu ka taageero doorashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.