Siyaasadda Arrimaha Dibadda9 months ago
Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay xilka shir guddoonka ee Golaha Ammaanka
Soomaaliya waxay u tahay markii ugu horreysay oo ay qabanayso xilkan shir guddoonka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay 55 sano kadib.