Wararka4 years ago
Sucuudi Carabiya ayaa xirtay boqolaal qof oo isku dayay in ay tahriibiyaan daroogo sharci darro ah
Sacuudi Carabiya ayaa xirtay 421 qof oo lagu qabtay iyaga oo daroogada ka gudbinaya xuduudaha ee dalkaas, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Sacuudiga - SPA.