Afrika5 years ago
Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Masar, Suudaan iyo Itoobiya ‘inay dib u bilaabaan wadaxaajoodkii’ mashruuca biyo-xireenka weyn
Illaa iyo hadda wada hadaladii mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ayaa hakad galay iyadoo wadamadu ay ku heshiin waayeen sida ay u shaqeyso biyo-xireenka korontada.