Aragti, Dhaqan iyo Caqiido7 years ago
Suusowga Aragtiyaha ‘Decaying of theories. تسَوُّس النَّظريّات.
“Aragti-gaabnida waxa aabbe iyo hooyaba u ah safar la’aanta”. Safarka iyo socdaalku waa laba dhaqaajiye oo ruxa maanka iyo maskaxda qofka. Waa awood xooggan oo caawisa...