Tahriib iyo Tiiraanyo5 months ago
Tahriibiyaal gaaraya 17 ruux oo Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay xeebaha Galbeedka ee dalka Masar
Hawlgallo baadigoob ah iyo gurmad ay sameyeen ciidamada illaaladda xeebaha dalkaasi Masar iyo hay'adda gurmadka ayaa lagu helay meydad dheeraad ah taasoo tirada guud ka dhigtay...