Tahriib iyo Tiiraanyo4 months ago
Tahriibiyaal gaaraya 51 ruux oo ku geeriyooday Waqooyiga xeebaha dalka Liibiya
Ciidamada Ilaallada Xeebaha dalka Liibiya iyo kooxaha gurmadka ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan dhowr iyo toban qof iyadoo dadka intooda badan la'ayahay.