Arrimaha Amniga2 months ago
Taliyeyaasha AUSSOM oo adkeeyay taageeradooda hawlgallada amniga Soomaaliya
Shirka ayaa lagu soo gabagabeeyay qodobo lagu xoojinayo iskaashiga amniga iyo dardargelinta qorshayaasha lagu horumarinayo awoodda ciidamada Soomaaliyeed.