Arrimaha Bulshada iyo Qoyska8 years ago
Talow Kaalaya Maanta Iga Celiya Malakulmowt!
Beri baa waxaa jiray nin sheekh ah oo qaalli ka ahaa magaalo ka mid magaalooyinka Soomaaliya. Magaalada uu sheekhu ka ahaa qaalliga, waxaa deggannaa qabiillo badan...