Ganacsiga & Dhaqaalaha3 months ago
Talyaaniga oo gacanta ku dhigay 7 boorso oo khaad ah oo laga soo qaaday magaalada Talaabiib
Talyaaniga ayaa xoogga saaray baarista dadka ka imaada dhinaca dhulka ay xoogga ku haysato Israa’iil iyo kuwa wata baasaboorka maamulkaas sababo la xiriira.