Dhaqan, Af, iyo Taariikh7 years ago
Maxaad Ka Taqanaa Tariikhda Abwaan Xudeydi – Boqorkii Cuudka?
Alle ha u naxariistee, waxaa geeriyooday, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen ‘Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka, maadaama uu ku xeeldheera tumiddiisa. Abwaanka ayaa muddooyiinkii...