“If there were no issues at the top level (in Israel), our ties could have been very different.” WASHINGTON – President Tayyip Erdogan of Turkey said...
Waa Maxay Cilmiga Falsafada Siyaasada “Political philosophy” Falsafadda siyaasada, oo sidoo kale loo yaqaan aragtida siyaasadeed, waa cilmiga barashada mowduucyada ay ka mid yihiin siyaasadda, xorriyadda, caddaaladda,...
Waxaa su’aal la iswaydiiyo ah: Nabadda iyo daganaanshaha miyaa nolosheena u asal ah oo ah xaaladda rasmiga ah ee ay leedahay nolosheenu? mise colaadaha iyo xasaradaha...
Jaajuuskii waynaa, ganacsadihii Malyanneerka ahaa, diblomaasigii Ashraf Marwaan wuxuu dhintay afartii Nofeember 2007-dii. Wuxuu ahaa Masaari ku nool dalka Ingiriiska oo la rumaysanyahay inuu si mug...
Senisyahan u dhashay Shiinaha ayaa labo dal oo ka tirsan quwadaha waaweyn ee caalamka ka caawiyay in ay gaaraan dayaxa balse waxaa lagu xusuustaa sida uu...
Bartamihii sebteembar 2020 waxaa heshiis laga gaaray doorashada dalka 200/2021 kadib kulan dhex maray Madaxda DFS & DG oo horay wada-xaajood saddex heer maray ku yeeshay...
Ganacsiga dibadda ee in ka badan 100 bilyan oo doolar uu Faransiisku la leeyahay dalal u badan Muslimiin ayaa khatar ku jira iyada oo baaqyada macaamiisha...
Daraasad dhawaan laga sameeyey dalka Australia ayaa muujisay in haweenka xidhan khimaarku ay halis ugu jiraan in dadka Islaam nacaybku biyo dhigay weeraraan. Haweenka weerarrada noocaas...
Isutagga Imaaraatka Carabta iyo Baxrayn waxay bishii hore heshiis cad ku kala saxiixdeen Aqalka Cad si ay u hagaajiyaan xiriirka ay la leeyihiin Israa’iil laakiin Suudaan...
Shiinaha ayaa u sheegay UK inay ‘saxdo qaladaadka’ kadib markii fiiso la siiyay ku dhowaad 3milyan oo reer Hong Kong. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Beijing waxay...